Saadaq Joon oo goordhaw loo doortay Xildhibaan katirsan Gollaha Shacabka (Sawirro)

Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ka socota doorashada kuraas kamid noqonaya xildhibaanada gollaha shacabka ee kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Kursigii ugu horeeyay ee doorashadiisa ka dhacday saakay magaalada Dhuusomareeb waxaa ku guuleestay Saadaq Cumar Xasan (Joon) oo helay codad gaaraya 81-cod, halka musharaxii la tartamayay isna helay 17-cod.   … Continue reading Saadaq Joon oo goordhaw loo doortay Xildhibaan katirsan Gollaha Shacabka (Sawirro)